Description
Tababarkani wuxuu buuxin afarta-saac oo Daryeelaha Ilmaha Guriga ku haya looga baahan yahay inuu waxka siyaadsado aqoonta xagga Toosinta iyo Habdhaqanka Akhlaaqda ilmaha (Child Development/Behavior Guidance). Tababarku wuxuu ka warbixin xaqiiqooyinka muhiimka u ah koritaanka maskaxda sanaddaha hore. Wuxuuna qeexidoonaa koriimadda la dhaqanka mushtamaca iyo dareenka nafsiyan, iyo saamaynta xiriirada ilmuhu ku leeyihiin. Ugu dambayn, casharkani wuxuu sifayn sida bay’adda nolosha ilmuhu ku dhexnool yahay u saamayso dhaqanka ama akhlaaqda ilmaha, iyo heelado looga hortago dhaqan xumadda